Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo ka Digay in Ololaha Doorashada laga Dhigo Rabshado iyo Isku Dhacyo

Boorama (SLpost)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka digay in ololaha axsaabta siyaasadda ee loogu diyaargaroobayo doorashada...

“Reer WADDANI Ma Oga in Dagaaladii Sokeeye laga Heshiiyey” – Axmed Muumin Seed

Boorame (SLpost)- Siyaasi Axmed Muumin Seed oo ka mid ah masuuliyiinta sar-sare ee Xisbiga talada dalka haya, ayaa mar uu maanta khudbad ka jeediyey...

DAAWO Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal oo iftiimiyey Kalsoonida iyo Taageerada ay u hayaan Xisbiga Kulmiye, una jawaabay Xisbiga WADDANI

Boorama (SLpost)- Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka ugu tunka weyn gobolka Awdal, ayaa sheegay inay taageero hiil iyo hooba la barbar-taagan yihiin Xisbiga talada...

Wasiir Cukuse oo Jawaab Cad ka Bixiyey Hadallo Naxli Xambaarsan oo Kasoo Yeedhay Murrashaxa WADDANI

Boorama (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa jawaab waafi ah ka bixiyey hadallo milgaha ka baxsan oo dhawaan kasoo...

Ex. Wasiir Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo Sharraxay Kartida iyo Awoodda Hoggaamineed ee Murrashax Muuse Biixi

Boorama (SLpost)- Wasiirkii hore ee xukuumaddii UDUB ee Madaxweyne Daahir Rayaale u qaabilsanaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale, ayaa markii ugu horraysay...

Taageerayaasha KULMIYE ee Somaliland oo isu-soo-baxyo Taariikhi ah ka dhigay Gobollada iyo Degmooyinka Dalka (SAWIRRO)

Bandhiggii Boorama ee Murrashax Muuse Biixi goob-joogga u ahaa + taageerada cuslayd ee Balligubadle + Mowjadihii isu-soo-baxyada reer Gabiley Boorama (SLpost)- Taageerayaasha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland...

Madaxweynaha Somaliland oo Isku-beddel iyo Magacaabis sameeyey

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-5177/102017 uu isku bedel ku sameeyey laba...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img