Caasimada Hindiya Oo Waajahaysa Xaalad Biyo La’aan Ah Kadib Markii Gobalkii Biyuhu Uga Iman Jireen Kacdoon Ka Dhacay
Hindiya(SLpost)-Magaalada caasimadda u ah Hindiya ee Delhi, waxa ay wajeheysaa biyo la’aan xun kaddib qalalaasaha xaq u dirirka eek a socota gobolka ku dhagan...
Dawladda Siilaanyo Mid Jilicsan Iga Dheh.
Dawladda Somaliland haddii ay ahaan lahayd Naag aan qabo , Saddexdii Dalaaqood ayaan furi lahaa , caruurtana waan kala hadhi lahaa, odaygii dhalay iyo...
Daawo:-Nolol Xumo Ka Taagan Xaafada Istaad Hawska iyo Dad Lagu Soo Warmaayo Inay Bisado Qasheen
Hargeysa(Slpost)-Xaalado nololeed oo aad u adag ayaa ka taagan xaafada istaad hawska ee magaalada Hargeysa oo ay dad danyar ah ku noolyihiin, xaafadan ayaan...
Daawo:-“Hadii Alle na keeno gobalnimada Gabiilay waanu bixinaynaa” Cirro Oo Reer Gabiilay Beer Laxawsaday
Gabilay(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa reer gabilay ku beer laxawsaday xiisa daran ee ay u qabaan in gabilay gobalnimadeeda la...
Hay’adaDaawo:- Al-Raxma Oo Gurmad Biyo Ah Gaadhsiisay Deegaano Hoos Yimaada Maroodijeex Oo Oon Ka Taagnaa
Hargyesa(Slpost)-Haayada Al-raxma ayaa booyado biyo ah gaadhsiisay deegaanada hoosyimaad Hargeysa ee ay abaraha iyo oonka darani ay ka taagan yihiin. https://youtu.be/TBr07so4wPo
Daawo:Qareen Badbaadiyay Afar Soomaali Ah Oo Dil Lagu Xukumay Masar
Us(Slpost)-Halkan ka daawp qareen badbaadiyay afar Soomaali ah oo lagu oogay danbi aanay lahayn oo dil ah, kadib markii ciidan la laaluushay ay danbi...
Somaliland:”Hal Milyan oo qoys ayay Abaaruhu Saameeyeen”
Hargeysa(SLpost)-Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay mutadawacnimada amma isdiridda qofka iyo doorka qof kastaa ka qaadan karo gurmadka abaaraha dalka ka jira, ayaa xalay lagu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

