Daawo:-Waxanu la Hadalnaa Dadka hantida Umada ku Mammay, Awdal iyo Hargeysa ayey Dad Gaajo Ugu dhinteen
Hargeysa(SLpost)-Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray Siiro ayaa shacabiga Somaliland gaar ahana ganacsatada iyo xukuumada waxa uu ugu baaqay inay wakhtigan u sitaagaan ianyw ax gaadhsiiyaan...
Daawo:-Barnaamij Wacyigalin Ah Oo ku Saabsan Qaadka Oo Dalka Ingiriiska Lagu Qabtay
Uk(Slpost)-Waxa dalka Ingiriiska lagu qabtay barnaamij wacyigalin ah oo ku saabsan qaadka iyo dhibaatooyinkiisa waxaana la soo bandhigay waxyaabo badan oo uu sababo qaadku. https://youtu.be/IdPc2a_Ib5Y
Nin loo dacweeyay fariin uu ku qoray Twitter Oo Muslim Nacayb Ah
UK(SLpost)-Nin u dhashay Britain oo Twitter ku qoray inuu la dagaalay haweeney Muslim ah ayaa la dacweeyay. Ninkan ayaa sheegay inuu haweeneydaasi uu kula dagaallamay...
Daawo”Maxamuud Aw Siciid waxa uu kow ka yahay shirqoolka xisbiga Ucid lagu burburinaayo” Jamcaal Cali Xuseen Oo Muuse Biixi iyo Ina Aw Siciid Eedaymo...
Hargyesa(Slpost)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCid Jamaal Cali Xuseen ayaa eedaymi u soo jeediyay Ganacsade Ina Aw Siciid iyo Musharax Muuse Biixi oo uu sheegay...
Daawo:-Dhismaha Cusub Ee Wasaarada Macdanta iyo Biyahu Ay Dhisatay
Hargeysa(Slpost)-Wasaarada amcdanta iyo tamarta ayaa dhisanaysa dhisme qurxoon oo ka soo horjeeda madaxtooyada, waxaana u nashqadaysay kooxda RIO Oo ah dhalinyaro nashaqada dhisamaha samaysa. https://youtu.be/frgwQuLS4Jo
Saxafiyiin Loo Haysto Basaasno oo Lagu Maxkamadaynaayo Turkiga
Xeer ilaaliye Turki ah ayaa sheegay in dacwada ka dhanka ah weriyayaal lagu eedeeyay jaajuusnimo lagu dhageysanaayo maxkamad ay albaabada u xiran yihiin. Labadaasi saxafi...
Galmudug Oo Soo Bandhigtay Caruur Al-shabaab Ku Soo Hubaysay Oo Dagaal Qadhaadh Ay La Galeen
Galmudug(Slpost)-Galmudug Oo Soo Bandhigtay Dhalinyaradii Ay Asqaysiisay Al,Shabaab Ee Ay Ku Qabteen Dagaalkii Qadhaadha Ee Dhex Maray Shalay Ciidamada Galmudug Iyo Al-Shabaab Mas’uuliyiinta Maamulka Galmudug...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

