Home18-ka May Maalin Ku Xusan Quluubta Dadka Reer Somaliland !

18-ka May Maalin Ku Xusan Quluubta Dadka Reer Somaliland !

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Sanad walba bishiisa 5aad 18keeda waa maalin ku xusan quluubta iyo caqliyada dhaamaan shacbi waynaha Somaliland yar iyo weynba, 24 sano ayaa kasoo wareegtay maalintii magaalada burco lagaga dhawaaqay gooni isku taaga qarankani Somaliland

Hadaba maxay bishan may 18 keedu inoogaga duwan tahay maalmaha kale ee sanadka, Waa maalin ka duwan dhamaan bilaha iyo maalmaha kale ee ku jira sanadka intiisa kale, Waa maalin dareen iyo shucuur gooni u leh dhamaan dadka reer Somaliland, Waa maalin yididiilo , dhiiri galin iyo weliba horumar u horseeda dadka reer Somaliland

Sidoo kale Waa maalin dadka reer Somaliland iyagoo isku duuban ciidan ahaan , iyo shacbi ahaan ay ku wiirsadaan cadawgooda, maalin dadka reer Somaliland dib u xasuusisa dhibaatooyinkii dhimasho iyo dhaawacba lahaa ee loo soo maray qaranka taaba qaaday

Isla jeerkaasna waa maalin ay farxad iyo badhaadhe u tahay dhamaan shacbi weynaha Somaliland isla markaana dareensiisa in ay wado marin karaan cid kasta oo isku dayda faro galinta qaranka tisqaaday ee Somaliland
hadaba iyada oo intaas oo dhami jiraan ayaa su,aasha meesha taalaa tahay maxaa inagala gudboon shacab iyo dawladba?

Aan ukala horaysiiyo sida ay inoogu kala muhiimsan yihiin isla markaana ahmiyadoodu u kala badantahay.

 

  1. Waxa mar walba mudan oo inagu waajib ah shacbi waynaha iyo dhamaan ciidanka qarankan oo iskaashanaya in aynu meel iga soo wada jeedsano cid kasta oo carqalada iyo mushkilad ku noqon karta nabad aynu kusoo nabad caano maalay ahna ta aynu maanta ku naaloonayno
  2. In aynu is dareensiino isla markaana weynayno maalinkan qiimaha gaarka u leh shacbi waynaha reer Somaliland
  3. In aynu hore uga sii socono isla markaana geediga aynu hore u wadno si aynu ula tartano umadaha kale ee horumaray isla markaana dib iskugu noqono in maalinka iyo sanadkii hore bishan , iyo weliba maalinkan oo kale aynaan isku meel taagnayn xaga horumarka
  4. In aynu beesha caalamka tusno in marnaba aanay suuro gal ahayn in mar labaad lala midoobo dalka taagta daran ee Somalia , oo ay tahay mawqif kasoo go,ay shacbiga reer Somaliland

 

Xamda luul
xamda.xaashi@gamil.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories