Home14 Dhimasho ah iyo 20 Dhaawac Ah oo uu Sababay Qarax Kismaayo...

14 Dhimasho ah iyo 20 Dhaawac Ah oo uu Sababay Qarax Kismaayo Ka Dhacay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Kismaayo(SLpost)-Ugu yaraan 14-qof oo ay ku jiraan xoogagii fuliyay weerar ismiidaamin ah ayaa ku dhintay labaatankalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhacay Kismaayo gaar ahaan dugsi ciidamada lagu tabobaro.

Weerarkan ayaa wuxuu ka dhacay Jaamacada Kismaayo oo ku taalla dulleedka Kismaayo, halkaasoo fadhiisin u ahayd ciidammo kuwa dowladda Somaliya ka tirsan iyo ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Kenya.

“Gaari mini-bas ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lala beegsaday xerada oo uu tababar ka socday, waxaana halkaa ku dhintay 14-qof oo isugu jira ciidamada dowladda iyo kooxihii Weerarkaas fuliyay, waxaana ku dhaawacmay 20-qof oo kale,” ayuu Maxamed Cabdisalaam oo ka tirsan saraakiisha ciidamada ee ku sugan Kismaayo u sheegay Wakaaladda Wararka ee AFP.

Sarkaalka ayaa intaas ku daray inuu socdo baadhitaan lagu ogaanayo sida uu ku soo gudbay gaadhigan waxyabaaha Qarxa siday koontaroolada xeradaas laga soo galo.

Mas’uuliyadda weerarkan ayaa waxaa sheegatay Al-shabaab, iyadoo afhayeen u hadlay uu sheegay inay iyagu ka dambeeyeen weerarkaas, wuxuuna xusay inay weerarkaas ku dileen askar fara badan “Askar badan oo kuwa cadowga ka tirsan ayaa ku dhintay weerarkaas, kaasoo uu fuliyay mid ka mid ah xoogaggeenna oo watay gaadhi waxyabaaha Qaraxa laga buuxiya, kaasoo isku qarxiyay gudaha xerada uu tababarku ka socday,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed ay Al-shabaab soo saartay.

Ugu dambeyn, Ciidamada AMISOM ayaa sheegay inay waxyeello kasoo gaartay Qaraxaas saraakiil ka tirsan ciidamadooda xeradaas ku sugnaa, inkastoo aysan sheegin tiradooda.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories