Home"Reer Buuhoodle Waxa Laga Rabaa Inay Tashadaan" Wasiir Xagal-toosiye

“Reer Buuhoodle Waxa Laga Rabaa Inay Tashadaan” Wasiir Xagal-toosiye

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Hargeysa  (SL.Post) Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) oo safar ku tagay magaalada Buuhoodle, ayaa shacbiga ku dhaqan magaaladaasi ugu baaqay inay isku tashadaan.

 

 

blank

 

 

 

“Waxaan u imid oo aan ku socdaa waa safar shaqo la xiddhiidha oo haddaynu reer Buuhoodle nahay aynu tashano, siyaasado kala guur ah oo isku guur ah ayaa socda in aynu meel ka galno waa muhiim. Dhaqankeenu inta badan Miyibuu ka soo jeedaa reer Miyi baynu nahay, Ninka reer Miyiga ah meesha uu degen yahay marka Daaqsiintu ka xumaato wuu ka guuraa. Wuxuu u guuraa Guri wacan

 

 

 

Wasiir Xaglo-toosiye waxa uu intaas ku daray  “Reer Buuhoodle waxa laga rabaa inay tashadaan, xaqiiqdaan idiin sheegayaa  in aynu tashano isku nimaadno oo meeshii danteentu ku jirto ee Dalsan ah in aynu isku raacno.”

 

 

 

Dhinaca kale Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) waxa uu bogaadiyay Wasiirka cusub ee arrimaha guddaha ee uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo magacaabay.

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

Somalilandpost.Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories