HomeQuwadaha Aduunka Ee Ku Hirdamaaya Suuriya Oo Daboolka Ka Qaaday Hindise Lagu...

Quwadaha Aduunka Ee Ku Hirdamaaya Suuriya Oo Daboolka Ka Qaaday Hindise Lagu Joojinayo Colaada Dadka Suuriyana Lagu Gaadhsiinayo Gargaar

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Us(SLpost)-Qaramadda Midowbe ayaa isku dayeysa in ay agaasinto dulimaadyo badan oo samafal ah iyo kuwo kulunyo lagu geynayo deegaanadda go’doonsan ee dalka Suuriya ka dib markii Awoodaha Waaweyn ee adduunku ay ku hashiiyeen in ay iskudayaan in la soo afjaro dagaalka Suuriya.

1222

Ka dib markii ay kullan ku yeesheen magaaladda Munikh, dalalka Mareykanka, Ruusha iyo shan iyo toban kale oo dal ayaa ku dhawaaqay qorshe colaadda lagu joojinayo todobaad gudihiis.

Hase yeeshee, Ruushka ayaa sheegay in uu sii wadi doono duqeynta xagga cirka ee ka dhanka ah kooxaha Jihaad Doonka ah.

Ma cadda in dowladda Suuriya iyo kooxaha waaweyn ee mucaaradku ay aqbali doonaan heshiiskan lagu gaaray magaaladda Munick ee dalka Jarmalka.

Heshiirka ayaa waxaa uu qorayaa in todobaadkan la bilaabo in gargaarka samafalka isku isku mid ah loo geeyo sida ugu deg deg badan dhamaan deegaanadda gargaarka looga baahan yahay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories