HomeQabyaaladii Qaran Doonka Ahayd!! (Xisbiga Waddani)

Qabyaaladii Qaran Doonka Ahayd!! (Xisbiga Waddani)

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Xisbiga Waddani oo ka mid ah asxaabta Somaliland waxaan ka dhadhansaday inuu yahay mid qabyaaladii iyo qoloqoladii waayadii ina dhaafay soo noolaynaya oo u tafa xaytay inuu qof jaclaysi iyo qabiil jeclaysi ka dhigo xisbiga jiray muddo kooban oo saaxada siyaasada Somaliland raad-barad ku ah.

Waa xisbi ku dhaqma qabiil iyo soo dhawaysi qabiileed oo raba inuu qaran ku hanto siyaasad xumada uu ku soconayo taasina waa hogaanka iyo maamul xumada ku habsatay xisbiga raad baradka ah ee Waddani oo sabab uga dhigtay miciinsiga qabyaalada qaawan ee bilaa huga ah.

Waa kii gabaygii uu tiriyey AHU Abwaan Cabdilaahi Suldaan Tima Cadde Uu kaga hadlayey qabyaalada yidhi,

1dawladahaan laga qeyliyee qaaq wax kaga siiyey

2 nin waliba mar buu qaadan jiray qaanso iyo leebe

3 qarfo iyo marbuu seexan jirey qalanqal hoosteede

4 ha yeeshee quluub wada jirtaa qaniyo sheekoowe

5 qalalaase meel lau lumiyo qeylo iyo oohin

6 qoraxdii dhactaba teenu wey kala qaxeysaaye

7 qod la riday qudhaanjada gashaan qoob dad wa u halise

8 hadduu geed qalalo roobku waa uqamac kaliileede

9 qasdi jeeray wada yeelato qowlka ku heshiiso

10 qabyo weeye somaaliyeey qiiradaadaniyo

11 qof qalbi la’ quraankii uu akhriyey qaaf dheh ku haraadye

12 kutaabtaa sidii lagu qariyey qiil la’ aakhiro e,

14 qeyrkii ka hore waa ninkii qalay walaalkiye

Ujeedka gabayga oo noqonay in qabyaaladu ragaadin karto waxyaabo badan oo si adag lagu dhisay, Bulsho marka la rabo in la horumariyo waa in laga saaraa ajandaha qabyaalada iyo jeclaysiga qoloqolo waana mihiim inaad fahanto ujeedka ugu weyn ee aad kor ugu qaadi lahayd horumarka bulshadaada.Caqliga oo laga koraa waxay ka mihiimsantahay inaad caloosha iyo jidhka ka korto oo aad fahanto halbeega noloshaada iyo dardar galinta qorshayaasha naftaada bulshada reer Somaliland way ka kortay xiligii ay siyaasiyiintu u jeedin lahayd jihada uu rabbo siyaasigu.

 Xisbiga Waddani ee raad baradka ah waxa uu dardar ku xooji is leeyahay qabyaalada sidii xisbiyo guun ah oo siyaasada qaarkood ku qaan gaadheen uu iskula barbar dhigi lahaa nasiib darada haysata hogaanka iyo madaxda Waddani oo ah in talooyinka wax ku oolka ah ee ay waxgaradka,Aqoonyahanka,Culimada Iyo siyaasiyiinta kaleba ay u soo jeediyaan ay dhagaha ka furaystaan oo ay ka soo qaadeen taana ka maqlay taana ka siidaa.

Waxaan bulshada reer Somaliland ee fikirka xorta ah leeyahay aynu dib u eegno waayaha adage e qabyaaladu gaadhsiiso bulshada iyo waliba wax kasta oo la rabo in meel sarre la gaadhsiiyo, Xisbi danayste ah oo raba inuu gaadho yoolka ah madaxtinimo yuu ku meel gaadhin bulshada iyo maatida quutal daruuriga xarbinaysa.

Cumar C/risaaq Cali

Ayman.egal@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories