Home"Nabadd Iyo Wada-hadal Ayaa Horumar Lagu Gaadhaa, Haddii Madaxweynihii Laascaanood Iyo Buuhoodle..."...

“Nabadd Iyo Wada-hadal Ayaa Horumar Lagu Gaadhaa, Haddii Madaxweynihii Laascaanood Iyo Buuhoodle…” Prof: Gees

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Hargeysa  (SL.Post) Wasiirkii hore ee Wasaaradaha arrimaha dibada iyo Maaliyada Somaliland Prof: Maxamed Siciid Gees, ayaa soo dhaweeyay wada-hadalada Xukuumadda Somaliland iyo Khaatumo, waxaanu xusay in wada-xaajoodkani ay yihiin kuwo guul u ah Somaliland.

 

blank

 

Prof: Gees waxa kale oo uu bogaadiyay safarka Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo maanta ugu kicitimay bariga Somaliland, waxaanu sheegay inuu soo dhaweynayo magacaabista Wasiirka cusub ee arrimaha guddaha Yaasiin Faratoon.

 

 

 

“Madaxweynaha waan ku hambalyaynayaa talaabadaas waana guul Somaliland u soo hooyatay, nabadd iyo wada-hadal ayaa lagu gaadhaa horumar oo cid walba waa lala hadlayaa, Yuhuudii iyo Carabtii-baa wadahadlaysa , Gaalo iyo Muslin baa wadahadlaya inagoo is afgaranaysana maxaynu u wadahadli weynayn?, waa la wadahadlayaa. Markaa waa hambalyo , waa guul.” ayuu yidhi Prof:  Maxamed Siciid Gees oo u waramay HCTV.

 

 

 

Prof: Maxamed Siciid Gees waxa uu bogaadiyay socdaalka Madaxwene Siilaanyo ugu ambabaxay bariga Somaliland, waxaanu yidhi “Waa mid qurux badan haddii maanta Madaxweynihii Laasacaanood iyo Buuhoodle tagayo oo aanu hore u tagi jirin, dee waa guul  iyaduna, Laasqoray wuxuu tagay markii hore wuu ku horeeyay  (Madaxweynuhu). Maantana haddii uu Laasacaanood iyo Buuhoodle tago dee maanta dee Somaliland wey dhamaatay hawsheedii, cid kale oo wax u sheeganaysaa ma jirto oo cidii meel kale sheeganaysaa ha sheegato, wey fiican tahay qoladii reer bariga ahayd haddii Wasaarada daakhiliga loo dhiibay oo weli dhawr meelood oo kale ayaa noo hadhay oo aanu raadinaynaa, bahashu waa meerto waa in la soo wada maraa meel walba.” ayuu yidhi Prof: Gees

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

 

Somalilandpost.Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories