HomeKabtankii Markabkii ku degay Kuuriyada Konfureed oo la xidhay Kadib Markii Uu...

Kabtankii Markabkii ku degay Kuuriyada Konfureed oo la xidhay Kadib Markii Uu Isga Kalidii Uu Isbadbaadiyay

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

SouthKorea (SLPOST)Kabtankii wadey markabkii ku degay Kuuriyada Koonfureed maalintii Arbacada ayaa sheegay in ciladda markabku u degey ay ahayd cimilada oo aad u xumeyd, dabayl, roob iyo ceyraam is qabsatey, waxaa taas dheer in aaney helin wax gar-gaar ah oo deg-deg ku soo gaadha iyo sama tabixinta oo si gaabis ah ku socota.

14-svyle-

Kabtan Lee Joon-Seok ayaa la xidhay, waxaana lagu eedeynayaa in aanu wax masuuliyad ah iska saarin wadida Markabka, oo uu badbaadiyey naftiisi oo keliya ee aanu masuuliyad iska saarin rakaabka, isla markaana ku xadgudbey sharciyada maraakiibta badaha. Sidoo kale waxaa lala xidhay laba sarkaal oo kale oo ka mid ahaa shaqaalaha Markabka.

Wararka ay qorayaan saxaafadda Kuuriyada Koonfureed uu markiiba isku badbaadiyey doonta bad-baadada.

Ilaa iyo hadda 29 qof ayaa Meydkooda la heley, waxaa la samatabixiyey 170 qof, halka aan raq iyo ruux weli lahayn in ka badan 270 qof. rakaabka saaran Markabka ayaa ahaa ardeyda dugsiyada sare oo dalxiis ugu socdey meel Jasiirad ah.

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories