HomeDawlada Yemen oo Sheegtay in ay Dileen Dagaalyahano Somaaliya oo ka Barbar...

Dawlada Yemen oo Sheegtay in ay Dileen Dagaalyahano Somaaliya oo ka Barbar dagaalamaayay Ururka Alqaacida ee Dalkaasi

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Yeman (SLPOST) Dowladda Yemen ayaa sheegtay inay dishay dagaalyahano ka bar bar dagaalamayay Al-qaacidada Jaziiratul Carab, kuwaasoo ay ku jireen dhalinyaro Soomaali ah iyo kuwo Ajaaniib ah oo ka tagay Soomaaliya.

download (11)

Sida ay baahisay Wakaalada wararka ee dowladda Yemen SABA ayaa lagu sheegay howl gal ciidamada dowladda ay ka sameysay Gobolka Shabwa ee Koofurta dalkaas lagu dilay tiro dagaalyahano Soomaali ah oo taabacsan Al-Qaacida.

Saraakiil ka tirsan dowladda Yemen ayaa sheegay in ilaa 37 dagaalyahano u badan Soomaali iyo kuwa ajaaniib ee ka baxay Soomaaliya lagu dilay dagaalka.

Wargeyska 26 September ee ka soo baxa dalka Yemen oo soo xiganayay saraakiil ka tirsan Wasaarada Difaaca Yemen ayaa sheegay in inta badan dagaalyahanada lagu dilay dagaalkaas ay ka soo jeedaan Soomaaliya iyo Sacuudiga.

Dhalinyaro fara badan oo Soomaali ah ayaa la rumeysan yahay inay ka bar bar dagaalamayaan Al-Qaacidada Jaziiratul Carab oo tiro dhowr jeer oo hore la sheegay inuu jiro xiriir dhow oo u dhaxeeya iyaga iyo Al-Shabaab.

 

 

 

Berbera :Shaqaale Boqol Ku Dhawaad ah Imtixaan Shaqo Ku Guuleestay

Hay’ada shaqalahaBoqol ku dhawaad qof ayaa magacyadooda la soo dhegejiyay oo ku  guulaystay Imtixaanka shaqaalaha loo qaadanayo Diwaan-gelinta Medeniga ah.

 

Liiska ka soo baxay Hay’adaha Shaqaalaha dawladda Xafiiskeeda Berbera ayaa lagu shaaciyay tirada guulaysteyaasha iyo kuwa waayay.

 

 

 

 

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories