HomeCiidamada Qaranka Oo Loo Daadgureeyay Deegaankii Lagu Toogtay Taliyahii Gobalka Saaxil iyo...

Ciidamada Qaranka Oo Loo Daadgureeyay Deegaankii Lagu Toogtay Taliyahii Gobalka Saaxil iyo Xukuumada Oo Nolol iyo Geeri Ku baadi Doonaysa Dablaydaas

Date:

Related stories

Somaliland: Growing public suspicion and concern over citizenship law changes

Hargeisa (SLpost)- A growing public debate has emerged in...

Somaliland–Taiwan Relations: An Alliance Built on Isolation

Two governments that the world largely refuses to acknowledge...

Somaliland urged to take dispute with Somalia to International Court of Justice

Hargeisa (SLpost)- Somaliland veteran and academic Prof. Abdisalam Yasin...

Five geopolitical questions behind Somaliland’s international engagement in the United States

Analysis by Somalilandpost News Part One of Somalilandpost News’ analysis...

Somaliland Education Ministry Faces Questions Over Proposed 4.6% Deduction From Secondary School Fees

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Ministry of Education and Science...

Saaxil(SLpost)-Magaalada Barbera ayaa ilaa xalay ahayd bando iyada oo maanta laftigeeda laga dareemayo awooda ciidamada ee ay xukuumadu dul dhigtay kadib dilkii taliyaha booliska gobalka Saaxil oo koox dablay ah ay ku dishay xidh yar oo ka sokeeya tuulada biyalay.

Sida ay sheegayaan warar aanu helayno ciidamo ka tirsan kuwa qaranka oo laga soo badalay dhawaan gobalka Awdal ayaa la geeyay deegaanadii lagu toogtay taliyaha, waxaana xukuumada iyo ciidamada kala duwan ay baadi goobayaan inay nolol iyo geeri ku soo qabtaan dablaydaas.

Sida oo kale waxa wararku sheegayaa in xabsiga loo taxaabay madaxdhaqameed tiro badan oo ka soo jeeda isla deegaankaas lagu toogtay taliyaha kuwaas oo cadaadis lagu saarayo inay xukuumada gacanteeda soo galiyaan dablaydaas ay haybta wadaagaan ee taliyaha khaarajiyay. madaxweyne Siilaanyo ayaa isagu amar buux aku bixyay in dawldu ay gacanta ku soo dhigto dablaydaas.

Gobalka Saaxil ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay ahaa mid muran iyo khilaafaad xoogani ay ka taagnaayeen, waxaana haatan loo dhegtaagayaa arinta taliyahaas la khaarajiyay halka ay cago dhigato.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories