Yearly Archives: 2023

spot_imgspot_img

“Dhibaato Badan Ayaanu Geysanay, Ilaahay Haynaga Saamaxo” ~ Dr Cabdiraxmaan Bayle Oo Digniin U Jeediyey Dhalinyarada Awdal

"Dhibaato Badan Ayaynu Geysanay, Ilaahay Haynaga Saamaxo" ~ Dr Cabdiraxmaan Bayle oo Talooyin u jeediyey Dhalinyarada Gobolka Awdal https://youtu.be/bx8SOFTnQ3M

Xaddiga Mushaharka iyo Xuquuqaha Loo Kordhiyey Ciidanka Qaranka Somaliland

Dable ilaa Sareeye Gaas: Xaddiga Mushaharka & Gunooyinka Loo Kordhiyey Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Xuquuqaha ku xusan Xeerka Cusub ee Horyaalla Golaha Wakiillada https://youtu.be/CC1d2YEM3DM  

Madaxweyne ku-xigeenka Oo Shacabka Awdal Uga Digay Duullaanno Qarsoon Oo Loo Maleegayo Somaliland

Boorama (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shacabka ku dhaqan gobolka Awdal uga digay duullaanno ka dhan ah qaranimada Somaliland...

“Duullaanka Qorsheysan ee Somaliland Lagu Soo Qaaday Waa Mid Aan Kala Go’ayn Oo Joogto Ah!”

"Duullaanka Qorsheysan ee Somaliland Lagu Soo Qaaday Waa Mid Aan Kala Go'ayn Oo Joogto Ah, immikana waxa lagu socdaa..." - Siyaasi Cabdilaahi Dahab Oo...

“Dhulbahante Ha Is Dhiibo Nabadna Ha Qaato Annagu Maanu Odhan” ~ Maxamuud Xaashi Oo Xujeeyey Garaadada Sool

"Dhulbahante Ha Is Dhiibo Nabadna Ha Qaato Maanu Odhan" ~ Maxamuud Xaashi Oo Xujooyin Adag Hordhigay Garaadada Sool https://youtu.be/QfI0Y4ubxOk

“Seban Kasta Oo Xumaadaa Ninbuu Sahaydaa” ~ Siyaasi Naqdiyey Xoreynta Laascaanood iyo Doorashooyinka Somaliland

"Seban Kasta Oo Xumaadaa Ninbuu Sahaydaa" ~ Siyaasi Naqdiyey Xoreynta Laascaanood iyo Doorashooyinka Somaliland https://youtu.be/eBeay_Wk3nA

Xukuumadda Somaliland Oo Cafis U Fidisay Dableydii Buurta Gacan Libaax Oo La Kala Diray

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inaanay jirin wax alaale wax loo raacayo Dableydii ka hawl-galaysa Buurto Gacan Libaax iyagoo loo hoggaansamayo go'aamo ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img