Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Muuse Biixi oo soo bandhigay hiigsiga Barnaamij-siyaasadeedka Shanta Sanno ee soo socda iyo Rejadiisa Guusha Doorashada madaxtooyada

Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta soo bandhigay barnaamijka Siyaasadeed ee Xisbigaasi ku hoggaamiyo dalka iyo hiigsiga mustaqbal...

Boqorka Sucuudiga oo Wiilkiisa u magacaabay Dhaxal-sugaha Boqortooyada – Wax badan ka Ogow siyaasadda Is-beddel ee uu Boqor Salmaan ku dhawaaqay

Riyadh (SLpost)- Boqorka Sucuudiga Salman, ayaa wax ka beddel ku sameeyey nidaamka dhaxalka boqortooyada iyo cidda talada boqortooyada dalkaas uga dambeyn doonta, isagoo dhaxal-sugaha...

HARGEYSA: Khasaaraha Ka Dhashay Shil-baabuur oo maanta ka dhacay Galbeedka Caasimadda (+SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Shil Gaadhi Oo Sababay Dhimasho Saddex Qof oo wada saarnaa Hal gaadhi ayaa maanta gelinkii dambe ka dhacay duleedka Galbeed ee magaalada...

DAAWO warbixin laga diyaariyey Saxmadda Suuqyada Hargesa iyo Diyaar-garowga Ciidda

Hargeysa (SLpost)- Iyadoo lagu gudo-jiro maalmihii u dambeeyey ee Bisha Barakaysan ee RAMADAAN isla markaana dadweynuhu u diyaar-garoobayaan soo dhawaynta Ciidal-Fidriga, waxa dhaq-dhaqaaq ganacsi...

Wasiiru Dawlaha Arrimaha Gudaha iyo Hoggaanka Dab-demiska Caasimadda oo oo Booqday Askari Ka Tirsan Ciidanka Dab-demiska oo dadweyne gadoodsani dhaawacyo u geysteen

Hargeysa (SLpost)- Wasiirul Dowlaha Amniga ee Wasarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo ay Weheliyaan Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Somaliland, ayaa Maanta Cisbitaal-ka Intentionalka ee Magaalada Hargeysa...

Qisadii ninkii NASABKIISA ku faanay ee naarta galay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay

Qisadii ninkii NASABKIISA ku faanay ee naarta galay - Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Qisadii ninkii NASABKIISA ku faanay ee naarta galay - Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay

Guddoomiye Ramaax Oo Ka Kawaabay Eedaymo a U soo Jeediyeen Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Burco

Burco (SLpost)- Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa iska jawaabay eedo ay dhawaan u jeediyeen xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka magaalada Burco. HOOS...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img