Somali News
Taliyaha Socdaalka Gobolka Gabiley oo Shacbiga ugu baaqay inaanay Itoobiya u safrin iyaga oo aan sidan waraaqihii Aqoonsiga
Wajaale (SLpost)-Taliyaha Laanta Socdaalka ee Gobolka Gabiley Maxamed Cabdi Gaas oo fadhigiisu yahay Magaalada Tog-Wajaale ee ku taala xuduudda Somaliland iyo Itoobiya ayaa, Shacbiga...
Somali News
Warbixin:-Saddex muwaadin oo ku xidhan jeel ku yaala dalka eriteriya muddo afar sano +Hadh iyo Habeena Jidhdil Joogta Ah laagu hayo
Sadexdan muwaadin ee u dhashay dalka Somaliland ooKu xidhnaa muddo ka badan afar sano jeel ku yaala xeebta musawac ee wadanka eriteriya. 3dan muwaadan...
Somali News
Madaxweynaha Soomaaliya oo xaalad deg-deg ah iyo amarro ka soo saaray goobaha ay ka qaxday Al-shabaab iyo Xeryaha Barakacayaasha
Muqdisho, (SLpost)- Madaxweynaha dawladda Ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa xaalad deg-deg ah ka soo saaray goobaha ay Malleeshiyada Al-Shabaab ka...
Somali News
Cali Warancadde oo loo Magacaabay Gud. Gud. Hoosaadka Siyaasadda Xisbiga UDUB
Hargeysa, (SlPost): Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga UDUB ahna ku simaha guddoomiyaha ee xisbigaas, Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa u magacaabay Cali Maxamed Warancade Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka...
Somali News
“Waa in dadkeenii cilmiga dibadaha ka soo korodhsaday wax ka beddelaan Beertii Hadhuudhka iyo Sacii la daba-joogayey….”
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) Gabiley, 26 July, 2011 (Somalilandpostl)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa sheegay...
Somali News
Madaxweyne Daahir Rayaale Oo Xilka Ka Qaaday Maxamed Xaashi Cilmi, Wasiirkii Ganacsiga iyo Wershadaha
Wasiirkii Ganacsiga iyo Wershadaha Xukuumadda Somaliland, Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa shalay laga qaaday xilkii Wasiirnimo ee uu ka hayay Xukuumadda Madaxweyne Rayaale. War-saxaafadeed Afhayeenka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

