Thursday, February 5, 2026

Somali News

KDQ Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Taariikhda Doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka

Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland (KDQ JSL) ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed rasmi ah oo ay ku caddeeyeen waqtiga la filayo in la qabto Doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Deegaanka, kuwaas oo loo asteeyay 31-ka May 2026. Komishanku...

“Soomaaliya Waa Waddan Fashilmay” – Madaxweynaha Maraykanka

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale weerar Afka ku qaaday Soomaaliya oo uu ku tilmaamay waddan fashilmay. Madaxweyne Trump oo maanta khudbad dheer ka jeediyey shir-sannadeedka Dhaqaalaha Dunida (World Economic Forum), waxa uu khudbaddiisa ku soo qaatay waddamo ay...

Madaxweyne Cirro Oo Switzerland kula sugan Madaxweynaha Maraykanka iyo Ra’iisal-wasaaraha Israel

Madaxweynaha Jamhuriyadda Somaliland Md Abdirahman Maxamed Cabdilaahi, ayaa shacabka la wadaagay farriin kooban oo uu ku baajiyey bartiisa Facebook.   Madaxweynuhu waxa uu farriintiisa ku yidhi, "Shacabkayga Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo ay joogaan waxa aan u soo dirayaa salaan &...

Shirka Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qodobbo Ah Lagaga Dooday

Fadhigii 51-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland. Fadhiga 51-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada qodobbada maanta lagaga...

“Waxaan Shacabka iyo dowladda Somaliland ugu baaqayaa in La gacan siiyo Beesha Gadabuursi iyo Kacdoonka Canfarta” – Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Faysal Cali Waraabe ayaa shacabka iyo Xukuumadda Somaliland ugu baaqay in la taageero kacdoonka ka dhanka ah Taliska Ismaaciil Cumar Geelle ee socda Dalka Jabuuti iyo Iska-caabbinta ay beelaha Gadabuursi kaga horagayaan dhul-ballaadhsiga deegaannadooda lagu soo...

Ha Xorowdo Jabuuti: Maanso Cusub Oo Loogu Hiiliyey Shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti

"Dhaaxuunbaa laga jeeday, Isna been ku hor joogee, ha Xorowdo Jabuuti" Waa tuduc ka mid ah MAANSO ka hadlaysa xaaladda siyaasadeed iyo nololeed ee dalka iyo Shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti. Maansadan oo uu Curiyey Wariyaha Ruug-caddaaga ah ahna Abwaannada Dhalinyarada ah ee...

Muxuu daraanaa safarkii Ridwaan Xuseen ee Muqdisho?

Agaasimaha sirdoonka dalka Ethiopia Ridwaan Xuseen wuxuu maanta ka degay magaalada Muqdisho. Wuxuu ahaa safar aan la sii qorshayn oo si deg deg ah ku dhacay. Markan oo kale haddii madax sirdoon uu dal kale tago, waxa ay ka...

“Maraykankuna waa in uu Aqoonsado Somaliland sidaas Israa’iil oo kale” – Hudson Institute

Waxa qoray: Joshua Meservey oo ah cilmi-baadhe sare oo ka tirsan mac’hadka Hudson Institute Israaiil, ayaa kicisay dood diblomaasiyadeed bishii hore kadib markii ay noqotay dalkii ugu horreeyay ee si rasmi ah u aqoonsada Somaliland, oo ah dal ku yaalla...

Congress-ka Maraykanka Oo Taageeray Aqoonsiga Israel ee Jamhuuriyadda Somaliland

Washington (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Congress-ka Maraykanka u Qaabilsan Qaaradda Afrika, Chris Smith, ayaa war-murtiyeed uu Salaasadii soo saaray kaga hadlay go'aanka dowladda Israel ku aqoonsatay madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland. Xildhibaan Chris Smith oo ka mid ah shir-guddoonka Guddiga...

Qodobbada Lagaga Hadlay Kulan Hargeysa Ku dhexmaray Dowladaha Somaliland iyo Israel

Hargeysa (SLpost) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada JSL ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Dawladda Israa’iil, Mudane Gideon Sa’ar iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku yimid Jamhuuriyadda...
- Advertisement -

Latest News

Somaliland’s Participation in the WGS2026; A Strategic Diplomatic Step to global presence

The Participation of the President of the Republic of Somaliland in the World Governments Summit is a Strategic Diplomatic...
- Advertisement -