Thursday, February 5, 2026

Somali News

“Aqoonsiga Somaliland maaha Sadaqo ee waa Xeelad la jaan-qaadaysa Danaha Maraykanka” – Ted Cruz

Xildhibaan Ted Cruz oo mid ah mudaneyaasha Congresska Maraykanka ee u dhaq-dhaqaaqa qadiyadda Somalikand, ayaa sheegay in qorshaha aqoonsiga Somaliland ee Maraykanku uu qayb ka yahay hirgelinta danaha siyaasadeed ee dalkiisu ka leeyahay gobolka Geeska Africa. Xildhibaanku waxa uu sheegay...

“Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ma beddeli karo go’aanka aqoonsi ee Somaliland” – Xukuumadda Somaliland

Xukuumadda Somaliland ayaa ka dareen-celisay fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo xalay lagaga dooday go'aanka Israel, waxaanay sheegtay inaanay waxba iska beddeli doonin Go'aanka dowladda Israel ku aqoonsatay Dowladnimada Somaliland. Safiirka Somaliland ee dalka Norway, Danjire Mohamed Mohamoud Adan...

Maraykanka Oo Taageero Dublomaasiyeed u Muujiyey Aqoonsiga Somaliland ee Israel

Qadiyadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo go'aanka dowladda Israel ku aqoonsatay dowladnimada JSL, ayaa caawa lagaga hadlay Golaha ammaanka ee Qaramada, iyadoo dalalka iyo ururrada xubnaha ka ahi kaga dhiibteen aragtidooda ku aaddan go'aanka dowladda Israel. Dowladda Israel ayaa go'aankeeda si adag...

Dowladda Israel Oo Jawaab Kulul Ka bixisay Weerarrada Lagu Hayo Aqoonsiga Somaliland

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israel, Gideon Sa'ar, ayaa jawaab kulul ka bixiyey dhaliilo dowladdiisa loogu jeediyey Aqoonsiga Somaliland. Wasiirka Arrimaha dibadda Israel oo qoraal kooban soo saaray, ayaa sheegay inaanay Somaliland ahayn waddan dhismihiisa iyo qaranimadiisu la kowsaday Go'aankooda, balse...

Dowladda Israel Oo Si Rasmi Ah U Aqoonsatay Madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland

Maanta oo ay taariikhdu tahay 26.12.2025, Dawladda Dalka Israel ayaa si rasmi ah u aqoonsatay Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland, kadib kulan khadka fogaal-aragga ah (video conference) oo dhex maray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Raysal Wasaaraha...

Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyey dib u Furista Diiwaan-gelinta Codbixiyeyaasha iyo in Doorashooyinka Waqtigooda lagu qabanayo

Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta Shaaciyey in Doorashooyinka soo socda lagu geli doono xogta diiwaangelintii hore iyadoo sidoo kale dib loo furayo diiwaangelinta si ay isu diwaangeliyaan dadka aan fursadda u helin kuwii hore. Guddigu waaxa ay sheegeen in bisha...
- Advertisement -

Latest News

Somaliland’s Participation in the WGS2026; A Strategic Diplomatic Step to global presence

The Participation of the President of the Republic of Somaliland in the World Governments Summit is a Strategic Diplomatic...
- Advertisement -