Thursday, February 5, 2026

Maqaallo

Saamaynta Ajaanibka ku nool Somaliland, Xeerka Jinsiyadda iyo Isbeddelka Loo Baahan yahay

Ma hubo tirada dhabta ah ee ajaanibta joogta gudaha Jamhuuriyadda Somaliland, laakiin qof aan la hadlay wuxuu ii sheegay in tiro u dhexeysa 200 kun ilaa 300 kun oo ajaanib ahi ay ku nooshahay Jamhuuriyadda Somaliland, dadkaasi oo inta...

Qayb Ka Mid ah Taariikhda Mamuulka Goleyaashii Deegaanka iyo Maayiraddii Hargeysa Soo Maray (1956 – 1969)

Golihii 1aad ee deeggaanka Hargeysa ee ku yimid nidaamka xisbiyada waxa ay doorashoodu dhacday 23/11/1963 dii waxaana lagu dhawaaqay natiijada xubnihii soo baxay 29/11/1963.

Somaliland Waxay Buuxisay Dhammaan Shuruudaha Sharci ee Dowladnimo

𝐊𝐚 𝐉𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚(𝐑𝐞𝐛𝐮𝐭𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐑𝐞𝐠𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐎𝐛𝐣𝐞𝐜𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬) Tan iyo 1991, Somaliland waxay buuxisay dhammaan shuruudaha sharci ee caalamiga ah ee dowladnimo: 𝒅𝒂𝒅 𝒋𝒐𝒐𝒈𝒕𝒐 𝒂𝒉, 𝒅𝒉𝒖𝒍 𝒒𝒆𝒆𝒙𝒂𝒏, 𝒅𝒂𝒘𝒍𝒂𝒅 𝒘𝒂𝒙 𝒌𝒖 𝒐𝒐𝒍 𝒂𝒉, 𝒊𝒚𝒐 𝒂𝒘𝒐𝒐𝒅 𝒂𝒚 𝒌𝒖𝒍𝒂 𝒎𝒂𝒄𝒂𝒂𝒎𝒊𝒔𝒉𝒐 𝒅𝒐𝒘𝒍𝒂𝒅𝒂𝒉𝒂 𝒔𝒉𝒊𝒔𝒉𝒆𝒆𝒚𝒆. Madax-bannaanideedu waa 𝒔𝒐𝒐 𝒄𝒆𝒍𝒊𝒏𝒕𝒂...

Dhambaal Furan oo ku socda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Ujeeddo: Xal u helida Tabashada Gaamurtay ee Beelaha Gadabuursi. Halyeyga ina Hogaamiya Rabi ha ilaaliyo hana sharfo Madaxweynaha JSL, Birmadle, Xurmadle, Mujaahid, Dr. Cabdiraxmaan Maxamed CabdiLaahi Cigaal, wuxuu in badan ku celceliyay In la xoojiyo Midnimada Bulshada sharafta iyo sabirka...
- Advertisement -

Latest News

Somaliland’s Participation in the WGS2026; A Strategic Diplomatic Step to global presence

The Participation of the President of the Republic of Somaliland in the World Governments Summit is a Strategic Diplomatic...
- Advertisement -